DAAWO: Sheekh Cabdiraxman Bashiir oo si adag uga hadlay Shacabkii lagu laayay wadanka Jabuuti.

Sheekh Cabdiraxmaan Bashiir oo ka tirsan culimada waaweyn ee wadanka Jabuuti ,dhwaana kasoo baxay xabsiga Jabuuti oo uu mudo dheer ugu xidhnaa xukuumada wadankaasi ayaa si kulul uga hadlay dhacdadii dhawaan ka dhacday magaalada Jabuuti oo dad badan ku dhinteen.

Halkan ka Daawo.

Gabileynews Network