Daawo Waftigii Ka Socday dawlada Deegaanka somalida Ethopiya Oo Maanta si Diiran Logu soo Dhaweyay Magaalada Gabailey

Gabiley Waftigii Ka Socday dawlada Deegaanka somalida  Ethopiya ee Ku Sugnaa Dalka Somalilanad Ayaa Maanta Dib Ugu Guryo Noqday Dawladeeganka Somalida Etobiya Waxana Sii Sagootiyay Maamulka Heer Gobol Iyo Heer Dagmo Ee Gobolka Gabiley Halkan Kaga Bogo warbixintasi Oo Dhamaystiran

Gabiley.Net Office Gabiley