DAAWO: Wasiirka Macdanta oo maanta hortagay Gudida musuqmaasuqa ee wakiilada ,Su’aalihii saxaafadana ka dhaqaaqay.

Wasiirka wasaarada Macdanta Xuseen Cabdi ducaale ayaa maanta hor tagay gudida Golaha wakiilada u qaabilsan ilaalinta hantida dadweynaha,wasiirka ayaa kulankaa ka dib saxaafada la hadlay kadibna ka baxsaday su’alhii saxaafada.

Halkan ka Daawo.

 

Gabiley.net