DAAWO: Xaaji Cabdi Waraabe oo Dalka kusoo laabtay si wayna loo soo Dhaweeyay.

Xildhibaan xaaji Cabdikariin Xuseen oo ah xildhibaanka ugu da’da wayn Baarlamaanka Somaliland oo xaalad caafimaad ugu maqnaa dalka dibadiisa ayaa maanta soo guryo noqday waxana soo dhaweeyay masuuliyiin kala duwan.

Halkan ka Daawo.

Gabileynews Network