Daawo Xildhibaan Mahdi Oo Deeq Iskugu Jirta Kabo Iyo Bustayaal Gaadhsiyay Cisbitaalka Guud Ee Gabiley Iyo TB,da.

Gabiley (GNN) Xildhibaan Mahdi Maxa,ed Xaashi Oo Katirsan Golaha Deegaanka Gabiley islamarkaasina Kamid ah Xildhibaanada Faro Ku Tiriska ah Ee Ka Shaqeya Waxtarka Bulshada Danyarta ah Ee Gobolka Gabiley Ayaa Maanta Deeq Iskugu Jirta Kabo Iyo Bustayaal Gaadhsiyay Cisbitaalka Guud Ee Gabiley Iyo Cisbitaalka TB,da Halkan Kaga Bogo Warbixintasi Oo Dhamaystiran

Gabiley.Net Office Gabiley Somaliland