Daawo Xildhibaan Mahdi Oo Kamid ah Golaha Deegaanka Gabiley Ayaa Maanta Dhar U Qaybiyay Deeganadii Laga soo Doortay.

Gabiley(GNN) Xildhibaan Mahdi Maxamed Xaashi Oo Kamid ah Golaha Deegaanka Gabiley Oo Maanta Dhar U Qaybiyay Deeganadii Laga soo Doortay Xildhibaanka Deegaanada Uu Xildhibaan Mahdi Maxamed Xaashi Uu U Qaybiyay Dharka ayaa Waxa Kamid ahaa Deegaanka Guul Ma Yaydo Ijaara Iyo Deegaano Kale Oo Ka Tirsan Gobolka Gabiley Islamarkaasina ah Goobihii Laga soo Doortay Xildhibaanka Halkan Kaga Bogo warbixintasi Oo Dhamaystiran

Gabiley.Net Office