DAAWO:Garoon Caalamiya Oo Laga Hirgelinayo Magaalada Hargeysa.

Kulan Qado sharaf oo Mayorka Caasimada A/raxman Soltelco, Sheekh Aadan Siiro, Jaamaca Karaciin iyo Macalikiisa, Gudida Garoonka Shulaac iyo Qaar ka mid ah Golaha degaanka Caasimada lagu qabtay Hotel Maansoor ee magaalada Hargeisa. Kulankan oo daarnaa sidii looga Hawl galilahaa dhisida Garoon Caalamiya oo ay yeelato Caasimadda Somaliland ee Hargeysa ayaa waxa ka soo qayb galay Ciyartoyga wayn ee reer somaliland Jamac Maxamud Adan (Jamac karaciin)
Log1