DAAWO:Xisbiga Wadani oo Xukuumada Dhaliilo usoo Jeediyay,Iskana fogeeyay kuwa iyaga hore loogu soo jeediyay.

Xoghaya warfaafinta ee xisbiga Wadani C/raxman Yusuf Ducale Boobe ayaa ka jawabay eedaymo ay usoo jeediyeen xubna ka tirsan golaha wasiirada,waxaanu dhiniciisa farta ku fiiqay dhaliilaha dul hoganaya xukuumada talada haysa .

 

Log11