Mayarka Gabiley iyo Gudoomiyaha ururka Samakaal Oo Qaayla-dhaan Kasoo Saarey Dhismaha Gabyanka Dooxa Dugsiga Qalax

Gabiley(GNN)-Mayarka Gabiley iyo Gudoomiyaha ururka Samafalka ee Samakaal Ayaa oo Baaq Dheer U Diray Xukumada,Hayadaha,iyo Qurbajoogtaba inay Qayb Tooda Ka Soo Qataan Dhismaha Gabyanka Dooxa Wayn Ee Dugsiga Qalax oo uu Qarka U Saarnaa Inuu Baabiiyo Daadka Roobabku Keenaan Xiliyada Guga

 

 

C/rasaaq Axme Hayaan ilkacase

Gabiley.net

Gabiley office