Sharmaarke Muxumed Geele oo loo magacaabay Xoghayaha Rasmiga ah ee Golaha Wasiirada Somaliland.

Sharmaarke Muxumed Geele oo kamid ah haldoorka dhalinyarada Somaliland horena u ahaa xoghayihii hore ee wasiirka Madaxtooyada xiligii wasiir xirsi ayaa maanta loo magacaabay inuu noqdo Xoghayaha Golaha wasiirada oo dhan.
wareegto kasoo baxday xafiiska wasiirka madaxtooyada ayaa warkan lagu shaaciyay waxanu u dhignaa sidan.

shrmarke

Gabileynews network.