DAAWO:Wasiirka Ganacsiga Oo Kulan Al-baabadu U Xidhan Yihiin La Qaatay Gudida Dabagalka Musuq Maasuqa + SAWIRO.

Wasiirka Ganacsiga Iyo Masuuliyiin Uu Hogaaminaayo Oo Kulan Al-baabadu U Xidhan Yihiin La Qaatay Gudida Dabagalka Musuq Maasuqa + Iyo Nuxurka Waxyaabaha Ay Ka Wada Hadleen Kulankan oo aan warbaahinta loo ogolayn inay ogaadaan waxyaabaha ay is dhaafsadeen labada dhinac ayaa hadana waxa uu ahaa kulan Xaasaasiya oo Wasaaradda Ganacsigu ku soo bandhigaysay Waxqabadkeeda iyo sidoo kale sida loogu baahan yahay In Golaha Wakiiladu ansixiyo Xeerka Ganacsiga oo waxyaabo badan dabri doona

 

 

 Log1