Xaaji Cabdi Waraabe Oo Diyaarad Lagaga Qaaday Hargeysa Si Waddanka Dibadiisa Lagu Soo Dawaynayo

 Xaaji Cabdi waraabe ayaa waxa maanta booqday Madaxweynaha Somaliland oo balan qaaday inuu taageero la barbar istaagayo Xaajiga Talaabadan ayaa noqonaysa mid wadanka dibadiisa lagu soo dabiibayo Xaaji Cabdi-waraabe oo ah Asset-ka somaliland dheer tahay wadamada kale
Ilaahay Waxan Uga Beryayanaa Inuu Caafimaad Sariica Siiyo Xaajiga.
Gabiley.Net