Agaasimaha Guud Ee W.Caafimaadka Oo Wajaale Ku Soo Dhaweeyay Shaqalihii Ciidanka Itoobiya Ka Qabsadeen Xuduudka Labada.

Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Caafimaadka Somaliland Saleebaan Jaamac Dirir Oo Maanta Degmada Togwajaale Ku Soo Dhaweeyay Ku Soo Dhaweeyay Shaqalihii Dhawaan Ciidanka Itoobiya Ka Qabsadeen Xuduudka Labada Dal Ee Somaliland Iyo Itoobiya .
Iyagoo Wakhtigaa Ku Guda Jiray Hawlaha Caafimaad Ee Wasaarada Caafimaadku U Fidiso Bulshada.
Waxayna Ciidama Itoobiya U Gudbiyeen Magaalada Jigjiga Taas Oo Ay Madaxta Dowlad Deegaanka Somalida Itoobiya Ay Xoriyadoodii Usoo Celiyeen Saakana Ay U Soo Galbiyeen Dhankan Somaliland

Log1