Arday ka tirsan Dugsiga sare ee Sheikh (SOS) oo ku guulaystay abaal marinta caalamaiga ah “ZAYET FUTURE ENERGY PRICE” + SAWORO.

Abu-Dhubia(GNN) Dalka Imaaraadka carabta ayaa abaal marin loogu talogalay Ardayda Afrika ku guddoonsiiyey Arday wax ka barta dugisga sare ee sheikh Abaal marinta “ZAYET FUTURE ENERGY PRICE” maalintii shalay munaasibad lagu qabtay magalada ABU_DHUBIA ee dalka imaradka carabta oo ay ka soo qayb galeen dalal badan oo dunida ah.

munaasibadan abalmarinaha lagu gudoomayay ayaa waxa guul lagu faano kala soo hoyday dalka jamhuuriyada somaliland iyada oo uu matalayay dugsiga sare ee sheekh(SOS) ka dib markii uu ku guulaystay abaalmarinta caalamiga ah ee “ZAYET FUTURE ENERGY PRICE” Abaalmarintan sanad laha ah ayaa ahayd mid loogu tala galay qarada Africa waxana nasiib u yeeshay in ay la soo caraabaan dalka jamhuuriyada somaliland oo uu u gudoomay Ahmed Cabdiraxmaan Ahmed shunuf safarka ayaa waxa ku wehelinayay laba ka mid ah macalimiintisa dugsiga

12541021_722447047855550_4708568759791612726_n12524059_722446957855559_6382990722746219344_n12541021_722447047855550_4708568759791612726_n12400755_722446944522227_6668802000050919168_n12400650_722485761185012_845265295479981502_n11205076_722447044522217_8408487626170691582_n

 Log1