DAAWO: Faysal Cali Waraabe oo Socdaalkii Nabada ku gaadhay Magaalada Laascanod si wayna loo soo dhaweeyay.

Gudomiyaha xisbiga cadaalada iyo daryeelka UCID eng faysal cali waraabe oo socdaal uu ugu magac daray Nabada iyo Midnimada Somaliland ku maraya Gobolada Somaliland ayaa maanta gaadhay magaalada Laascanod ee xarunta gobolka Sool,waxana halkaa kusoo dhaweeyay masuuliyiin iyo Garaado .

Halkan ka Daawo.

Gabileynews Network