DAAWO: Madaxweyne Siilaanyo oo Kulan la yeeshay Ganacsatada xili Sixir barar xoogani Dalka ka jiro.

Madaxweynaha Somaliland oo ay wehelinayaan madaxweyne ku xigeenka iyo xubno wasiiro ah ayaa saaka kulan la qaatay ,ganacsatada Somaliland.

Halkan ka Daawo.

Gabileynews Network.