Daawo Magaalada Hargeisa oo Dhawaan Laga Furay Macrad La Magac Baxay CAWIL MOTORS oo kuu Qabanaya Adeegyada Dhinaca Baabuurta.

Hargeisa(GNN):-Caasimada Somaliland Ee Hargeisa iyadoo Mudooyinkii Danbe Si Aad Ay ugu Soo Badanayeen Adeegyada kala Duwan ee Ay Shirkaduhu u Keenaan, Ayaa Waxaa Iyana Kusoo Kordhay Shirkado Bulshada usoo dejiya gaadiidka kala duwan ee ay dadku u baahdaan, waxaana dhawaan magaalada hargeisa laga furay shirkad aad u balaadhan oo magac baxday CAWIL MOTORS oo Bulshadu ka Heli karaan Gaadiidka kala duwan ee ay u baahdaan sida kuwa cusub ee aan soo marin gacanta hore, iyo kuwo iyagu kuwaasi ka jaban oo waxoogaa yar lasoo isticmaalay,Waxa Kale oo ay awood u leeyihiin in noockasta oo aad gaadhi ka dalbato ay iyagu kuu dalbi karaan isla markaana ay sida ugu dhakhsaha badan kuugu keeni karaan,
DSC_0548

DSC_0551

DSC_0543

DSC_0545

DSC_0546

DSC_0542 DSC_0541 DSC_0540 - Copy DSC_0539 DSC_0539 - Copy DSC_0538 DSC_0538 - Copy

Haddaba Macradkan Oo aad Ka Helidoonto gaadiidka Noocyadiisa kala Duwan oo Tayadoodu Aad U Wanaagsan tahay, waxaana aad kala xidhiidhi kartaa telefoonadan 063-4421534

Hargeisa somaliland
gabiley News Netowr