DAAWO:Gudoomiye Ciro oo kasoo degay Gegida diyaarada Heathrow ee Magaalada London + SAWIRO.

Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Mudane Cabdrixamaan Maxamed Ciro oo kasoo degay Gegida diyaarada Heathrow London Ayaa Si weyna loogu soo dhaweeyey,Waxa Maanta soo dhaweyntiisa ka qayb qaatay madaxda xisbiga Waddani iyo Tageerayaal aad u badan oo kasoo kicitimay dhamaan daafaha dalkan Ingiriiska.