DAAWO SAWIRADA:Dib U Dhis Balaadhan oo Ka Socda Waddada Berbera Ilaa Sheekh.

Waddada isku xidha Berbera illaa Sheekh oo ah waddo muhiim ah waxay ahayd mid burbur badani soo gaadhay sannadihii u danbeeyeeyWakaaladda Horumarinta Waddooyinka Somaliland waxay ku guulaysatay dhamaystirka mashruuca dayactirka waddadaas oo laga maalgeliyay Sanduuqa Horumarinta Somaliland (SDF). Fadlan nala wadaag dareenkaaga

 Log11