DAAWO Sawiro Ku Saabsan Sida Xadhiga looga jaray garoonka Diyaaradaha Boosaaso Ee Maamulka Puntland..

Madaxweynaha Maamulka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali ‘’Gaas’’,Madaxweynaha Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud iyo Safiirada dalalka Talyaaniga iyo China,ayaa si wada jir ah xariga uga jaray garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee Boosaaso.

Duulimaadyada diyaaraaha ayaa si toos ah uga bilowday garoonka,waxaana maanta yimi diyaarado halka kuwo kalena ay ka dhoofeen.

Hoos Ka Daawo Sawirada;-

IMG_2879 IMG_2882 IMG_2883 IMG_2887 IMG_2895 IMG_2896 IMG_2897 IMG_2898 IMG_2899 IMG_2900 IMG_2901 IMG_2902 IMG_2903 IMG_2904 IMG_2905 IMG_2906 IMG_2910 IMG_2911 IMG_2912 IMG_2913 IMG_2914 IMG_2915 IMG_2917 IMG_2918 IMG_2919 IMG_2920 IMG_2922 IMG_2923 IMG_2924 IMG_2925 IMG_2926 IMG_2927 IMG_2928 IMG_2929 IMG_2930 IMG_2931 IMG_2932 IMG_2933IMG_2878

Log11