DAAWO Guddoomiye Cirro Sida Loogu Soo Dhaweeyey Degaanada Hoos Yimaadda Gobolka Togdheer.

Burco(GNN)– Maalmihii lasoo dhaafay waxa degaanadda gobolka Togdheer Socdaal ku marayey guddoomiyaha golaha wakiiladda, ahna guddoomiyaha xisibiga Waddani mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi iyo wefti balaadhan oo uu hogaaminayo.

 

 

Log1