DAAWO:Gudoomiyaha Cusub Ee Gobolka Togdheer Oo Si Balaadhan Oo Lagu Soo Dhawayay Magalada Burco + SAWIRO.

Burco(GNN)-Gudoomiyaha Cusub Ee Gobolka Togdheer Maxmed Ibraahim Aadan Qabo Iyo Wafti Uu Hogaminayay Oo Soo Gaadhay Magalada Burco Ayaa Boqalal Iyo Boqalaal Ka Mida Dadwayanah Ku Dhaqan Magalada Burco Oo Ay Horgacayaan Maamaulka Gobolka Ka Degmada Ayaa Sodhawayn Mug Iyo Misaan Leh Ku Qaabilay Gudoomiyaha Kagana Hortagay Degmada Sheekh Oo Ka Mida Gobolka Saaxil,

Badhasaaabka One

 

Badha 2

Dadwaynahani Oo Wajiyadoodi Aad Ka Dheehanaysay Farxad Badan,Isla Markaana AY Lulayeen Caleemo Qoyan, Bodhadh Lagu Xardhay Sawirkiisa Iyo Magaca Masuulka Waxa Kale Oo Ay Ku Qabileen Dadwaynahani Hadalo Soo Dhawayn Ah Gudoomiyaha Iyo Waftigiisa

Badha 4

Maamulka Gobolka Ka Degmada Cuqaal,Waxgarad ,Hawwen,Dhalinyaro Ururada Arimaha Bulshada Iyo Hayada Dawliga Oo Soo Dhawaynta Gudoomiha Ayaa Kaga Hortagay Degmada Sheekh Waxana Lasoo Galbiyay Dhankaas Iyo Degmada Qoyta ,
Weftigan

Badhasa 6

Ayaa Markii Ay Soo Gaadhneen Degmada Qioyt Oo Ka Tirsan Gobolka Togdheer Ku Soo Dhaweeyay Gudoomiyaha Degmada Qoyta Saladiin Duqa Degmada Burco Maxamed Yuusuf C/Raxmaan Waxay La Hadleen Dadweyhanah Iyo Badhaasab Ku Xigeenka Gobolka Maxamed Diirye Xayd Ayaa U Mahadnaqay Shacabka Iyagoo Kelmado So Dhaweynahan Ku Qabailay Gudoomiayah Cusub,

Badhasa 8

Gudoomiyaha Cusub Ee Gobolka Togdheer Maxamed Ibraahin Aadan Qabo Oo Wejigiisa Ka Muuqta Faraxda Iyo Soo Dhaweynta Wanaagsna Ee Uu Kala Kulmay Shacabka Ayaa Ka Mahadceliyay Isagoona Ka Waramay Tariikha Gobolka Togdheer Shacabka Gobolka Togdheer Oo Gob Ka Ah Soo Dhaeymaha Weftiga Ayaa Waxaa Ay Gudoomiyaha Cusub Ku Sioo Wareejiyeen Shaaricyada Iyo Wadooyinka Halbawlaha Ah Iyago Bulshaduna Ku Soo Dhaweeynasya Gacmo Furan Gudoomiayah Cusub

Gudoomiyaha Ayaa Ugu Danbaynti Loo Galbiyay Dhankaas Guriga Martida Waxana La Filayaa In Maalinta Bari Ah Uu La Wareegi Doono Gudoomiyaha Gobolka Togdheer.

 

Log1