DAAWO:Madaxweynaha Somaliland Oo Maanta Kulan Xasaasiya La Qaatay Dhaaman Masuuliyiinta Xilalka Ka Haya Dawlda + SAWIRO.

Madaxweynaha Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo waxa uu maanta Shir muhiima oo balaadhan ugu yeedhay dhammaan Madaxda Xukuumadda oo ka kooban Xubnaha Golaha wasiirada, Agaasimeyaasha Guud, Gudoomiyeyaasha Hay’addaha Madaxa Banaan, Maareeyeyaasha, Taliyeyaasha Ciidamada Qaranka ee Kala duduwan.

Log1