DAAWO:Maxkamada Gobolka  Hargaysa Oo Xukun Ku Riday Nin Lagu soo eedeeyey Inuu Mad-habta Shiicada ka Fidinayay Dalka Somaliland.

Hargeysa(GNN)-Maxkamada Gobolka MaroodiJeex ayaa saaka Xukun isku gu Jira xadhiga hal sanno ah, ganaax ,lacaga Iyo in dalka laga mustaafuriyo ku Riday ganacsade kazoo Jeeda Pakistan oo Lagusoo Eedeeyey Inuu Mad-Habta Waafaqsan  Shiicada Ka faafinayay Dalka Somaliland.

 

Logs1