DAAWO:Somaliland Oo Bil Ku Dartay Wakhtigii Loo Qabtay Inay Ajaanibta Sharci-daradda Ahi Kaga Baxaan Dalkooda.

Hargeysa(GNN)– Taliyaha hogaanka socdaalka Somaliland Maxamed Cali Yuusuf “Ina Cambaro” ayaa shir-jaraa’id oo uu maanta ku qabtay xafiiskiisa kaga xog-waramay, halka ay mareyso go’aankii xukuumaddu dadka sharci-daradda dalka ku joogga ugu qabatay in ay kaga baxaan muddo bil gudaheed ah.

 

Log11