DAAWO:Wasiirka wershadaha oo Dhagax Dhigay Wershad Soo Saari Doonta Saliida Cuntada oo Laga Hirgalinayo Burco.

Halkan Ka Daawo Magaalada Burco Oo Markii Ugu Horaysay Laga Dhagax Dhigay Wershada Soo Saari Doonta Saliida Cuntada Oo Ay Hirgelisay Shirkada Ilays Iyado ay Ku Baxi Doonto 4.5 Millyan oo Dollar

 

Log1