Daawo Sawirada:Dawlada Somaliland OO Bilawday Olole Ay Dalka kaga Saarayso Dadka Ajaanibka ah Ee aan Shirci Ku Joogin Dalka.

Hargeysa(GNN)-Dawlada Somaliland ee uu gaadhwadeenka ka yahay Mudane Axmed Siilaanyo ayaa Saaka Bilowday Olole ay ku Gurayso Dalkana ay kaga Saarayso Dadka Aan Haysan Sharciga Lagu Soo Gallo  Dalka.

 

Log1