DHAGAYSO:Mu’aamaradii Xamar oo Fashilantay iyo Cali Khaliif oo Qorgii Dabka ahaa La galay Buuhoodle.

Halkan Ka Dhagayso Nin u Hadlay Kooxda Cali Khaliif oo Lagu Magacaabo Kayse Cabdi Yousuf Ayaa Sheegay inay xaaladu Ku Xuntahay Kadib Markii Somaliland Fashilisay Mu’aamaradii La Doonayay in Colaad Lagaga Abaabulo Deedaanada Gobalada Bari ee Somaliland.

Dhinaca kale Waxa Shalay Galab Orad Ku Galay Magaalada Buuhoodle Qaswade Cali Khaliif oo Qorgii Dabka ahaa ee uu la wareegayay La galay Deegaankaasi oo uu Doonayo inu Colaad Ka Huriyo,

Log11