DAAWO:Guddoomiyaha gobolka Buuhoodle Iyo Ku-xigeenkiisa oo farriin u diray Dagaal oogge Cali Khaliif Galaydh

Hargaysa(GNN)-Guddoomiyaha Gobolka Buuhoodle Md Cismaan Ciise Maxamed iyo ku xigeenkiisa Jaamac dheeg ayaa farriin adag u diray dagaal ooge Cali Khaliif Galaydh oo ay sheegeen in uu bariga Gobolkaasi ka wada hawlo nabadgelyo darro.

 

Log1