DAAWO:-Maayirka Gabiley Oo Ka Waramay Kulan Ay la Yeesheen W.Maaliyada, Xaalada Gobolka Iyo Abaaro Ka Jira Deegaano Hoos Yimaada.

Hargeisa(GNN):-Maayirka Maagalada Gabiley Mudane Maxamed Amiin Cumar Cabdi oo Hawlo Shaqo U Yimid Caasimada Hargeisa Ayaa Ka Waramay Kulan Dheer Oo Dhexmaray Wasiirka Wasaarada Maaliyada Iyo Guud Ahaan Xaalada Gobolka, Waxaana Maayirka Oo hadalkiisa Sii Wataa Sheegay in Dhibta ugu weyn ee hadda ka jirta gobolka gabiley tahay, Abaaro Baahsan oo Soofood saaray Deegaano Hoos Yimaada Gobolka Gabiley.
Warbixnta Warkan oo Faahfaahsan Daawo.

DSC_0498

DSC_0500

DSC_0501