Tacsi Ku Socota Kaaliyaha Maxkamada Rafcaanka Gobolka Maroodijeex.

Hargeisa(GNN):- Shaqaalaha Shabakada Wararka Gabiley News iyo dhammaan
Cabdi Cismaan Xassan Almis
Mawliid cismaan xassan almis
Cigaal cismaan xassan almis
Axmed Cismaan Hassan Almis
C/shakuur Muxumed muuse
C/raxmaan Muxumed muuse
C/casiis Muxumed muuse
Axmed Maxamed ceelaabe
C/fataax xaamud cismaan
C/raxmaan Maxamed mowliid
C/risaaq c/laahi jaamac
mukhtaar cali fariid
Dhammaan asxaabta halkan ku qorani waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Siciid Maxamuud Ibraahim oo Maanta Hooyadii Marxuumad Faysa Maxamuud Daauud Oo Maanta Lagu Aasay magaalada arabsiyo, waxaanay marxuumada ilahay uga baryayaan inuu janatul fawdowsa ka waraabiyo iyada iyo intii dhimatay ee umada nabi muxamed ah,
Waxaaney ilahay uga baryayaan inuu Samir iyo iimaan ka siiyo Ehelkii iyo qaraabadii ay ka baxday Marxuumadu.
Aaamin Aaamin