DAAWO:Wasiirka Waxbarashada Somaliland OO Soo Kormeeray Xaaladaha waxbarasho ee Deegaano Ka Tirsan Yimaada Gobolka Awdal.

Boorama(GNN)-Wasiirka Waxbarashada Somaliland Mudane cabdilaahi Ibraahin Habane Oo mudooyinkii u danbeeyeyba safari Shaqo ku Joogay Magaalada Borama ee Xarunta Gobolka Awdal ayaa saaka soo Kormeeray Dugsiyo waxbarasho Oo ku Yaala Deegaano Hoos Yimaada Gobolka Awdal Iyo waliba Halka ay marayso Heer waxbarasho ee Gobolku.

 

 

Log1