Xoghayihii Dawladda Hoose Ee Hargeysa Oo Shaqada Laga Eryay iyo Masuul Cusub Oo Magacaabay.

Hargeysa(GNN)- Xoghayihii dawladda hoose ee Hargeysa Ibraahin Axmed Raabbi ayaa shaqada laga eryay

Warqadda lagu magacaabay xoghayaha cusub ee dawladda hoose ayaan lagu sheegin sabab xilka looga qaaday xoghayaha hore.