“Badawnimo Ka Wayni Majirto Adigoon Waxba Waydiin Qof Inaad Hawl U dirato” Prof Axmed Ismaaciil Samatar.

Axmed Ismaaciil Cabdi oo ah aqoonyahan muwaadin reer Somaliland ah degana gobolka Minnesota magaalada Somalidu ku bad an tahay ee Minneapolis    ayaa Prof. Ahmed Ismaaciil Samatar su’aalay sida uu arko guddida Madaxweynuhu ku daray, wuxuuna ku jawaabay

“Badawnimo Ka Wayni Majirto Adigoon Waxba Waydiin Qof Inaad Hawl Udirato. Saxaafadda Uunbaan Ku Arkay Magacayga Guddida Lagu Daray “.

Gabiley.net waxa ay isku dayday inay raadiso mawqifka uu Prof. Axmed Isamaciil Samatar ka qaadanayo guddida lagu daray, balse noomay suurto gelin inaanu Prof-ka helno.

ahmed

Ahmed Ismaacil Cabdi