Bulshada Reer Somaliland Ee Abaarahu Saameeyeen, May fiicneyn in Siyaasad lagu Dul Dheelo,.W/Q:-Daauud Abiib Axmed

Gabiley(GNN):-Waxaa Bulshada reer somaliland soo waajahday Abaar xoogan oo aan ilahay uga baryeyno inuu abaarta ka jabiyo, nasiib darrada kale ee gobolka gabiley heshay ayaa waxaa kamida in siyaasad lagu dul dheelayo dad masaakiin ah oo wakhti adagi hayo, oo u baahan in wax la taro, sadaqadu waxaaa rasuulku inoo sheegay inay qiimo yeelato marka aanu qofka bixinayaa ka sheekeyn imika se halka la marayaa waaba tvyada in lasoo fadhiisto oo la yidhaahdo waxaanu maanta wax gaadhsiiney meel heblaayo,
waxaan layaabanahay hadalada bilaa xigmada ah ee uu ku hadlay Xildhibaan mahdi jiijaa horta ma ogyahay in muraayada tvgu amaba saxaafad ka hadalku tahay waxaad tahay adoo og sidaad janbigii aad kalulatay macaluul wax kaagama taraan maal laguu guro, maad lahayn hadladaad xigmadarada leh ee aad gudoomiyaha ku xagxaganayso safar wado marayaa hadiiba uu sahaydii jeebka intaasi noqotay maad sugtid guryo noqoshadiisa moogow xildhibaan WU XUU HALKAASI KA CADEEYAY IN INTA GOBALKA KAGA JIRTA BAARLAMAANKA EE REER KULMIYE CAR HAKENAN MOOSHIN WAXAAN NU DHALIYAY GOOLKII LOO BAAHNAA xageebay kabixi doonaan maxyse bulshada usheegi doonaan BEENAY WAA RUN xildhibaankan caawaan tiifiiga ka hadlay ee horumar u haysta. hadalkan waa mooge gobalkastaa waxa uu soomaalilan ahi waa saddex XISBI QARAN Ta kale waxaan is idhi xildhibaan tolow ma jeheeyaha ayaa ka lumay, wax kastaana waxay ku wanaagsan yihiin in Qiimaha aan laga qaadin waxaan qabaa waa aqoondaro waa iftiin la aan waa nasiib daro waan gartay maayar iyo maayar xigeen badha saab iyo xigeen culimada ha shaqeeyaan hana u adeen umadeena wixii hadba soo gaadha balse xildhibaan baarlamaan oo ilaa maalintii ladoortay ay ugu xigtay xigay boo bayeen codad 4 nin oo walaalo ah una kala hiiliyeen waan qaadanay meel may tagin balse ha keenaan GOBALNIMADII WAXTARKII BULSHADU U HARAADANAYD CAAWIMADA IN LA ISKU GARAB SAWIRO MAAHA MOOGOW

W/Q:- Daauud Abiib Axmed