Daawo-Dad Danyar Ah oo Cabasho iyo Eedaymo Ka Muujiyey Arrimo Dhul, Dawlada Hoose Hargeisa Oo Jawaab Ka Bixiyey.

Hargeisa(GNN):-Dad Danyar ah Oo Ku Nool Xaafada 150ka ayaa cabasho xoogan ka muujiyey masuuliyiinta dhinaca dhulka ee dawlada hoose ee hargeisa waxaana dadkani soo bandhigeen oo ku doodeen in sifo sharci darro ah looga kansalay faylkoodii lahaansha dhulkan oo ay deganaayeen muddadii lagu soo noqday hargeisa, waxaana dadkan yidhaahdeen sidan, sidoo kale masuuliyiintan oo aanu wax ka waydiinay arrintay ayaa iyaguna ku jawaabay sidan.

Hargeisa Somaliland
Gabiley News Network
contactgabileynews@gmail.com