DAAWO: Gudoomiye Faysal iyo Boobe Ducaale oo ka dareen celiyay Gudida Ictiraafka ee lagu daray.

Madaxweynaha Somaliland ayaa shalay magacaabay gudi ka kooban xukuumada ,xisbiyada iyo siyaasiyiin kale oo miisaan culus dalka ku leh ,gudidan oo ka shaqayn doonta siyaasada ictiraaf raadinta Somaliland ayaa maanta waxa ka dareen celiyay labada xubnood ee lagaga daray xisbiyada mucaaridka mudane Faysal cali waraabe gudoomiyaha xisbiga UCID iyo xoghayaha warfaafinta xisbga Wadani mudane Cabdiraxman Yuusuf Ducale Boobe.

Halkan ka Daawo.

Gabileynews Network.