Daawo: Kulan balaadhan oo Xukuumada Somaliland iyo Midawga Yurub kaga arinsanayeen Horumarinta Wadooyinka.

Kulan balaadhan oo ay soo qabanqaabisay wasaarada hawlaha guud iyo guryaynta ayna kasoo qayb galeen madaxweyne ku xigeenka Somaliland iyo xubno wasiiro ah iyo Xubna sare oo ka socday midawga Yurub ayaa saaka ka qabsoomay magaalada Hargysa.

Halkan ka Daawo.

Gabileynews Network.