Daawo Maayar Muraad Oo Fariin Digniin Ah U Diray Madaxwaynaha Somaliya Xasan Sheekh

Burco(GNN)Maayirka Magaalada burco ayaa munaasibadii lagu xusayay asaaska ciidamada qaranka somaliland fariin digniin ah uga madaxwaynaha somaliya xasan sheekh maxamaed sidoo kalena ugu baaqay inuu kala baxo faraha dalka somaliland.

Halkan ka daawo muuqaalka warka