DAAWO: Madaxda sare Ee Gobolka Saaxil oo si adag uga Hadlay Shaqaaqadii Ceel Garde.

Gudoomiyaha Gobolka saaxil,Duqa dagmada Berbera iyo Maareeyaha Dakada ayaa saaka si wada jir ah uga hadlay ,koox dablay ah oo weerar ku qaaday Deeganka Ceel Garde oo 30km bari kaga beegan dagmada Berbera ,halkaas oo dakad macmal ah laga dhisayay.

Halkan ka Daawo.

Gabileynews Network