DAAWO: Wasiir Xaglo-toosiye oo si kulul uga hadlaly ,Xasuuqii shalay kooxda Cali Khaliif u geysteen dadkii maatada ahaa.

Wasiirka caafimaadka Somaliland Suleyman Xaglotoosiye ayaa maanta ka hadlay xasuuq shalay ay kooxda Khaatumo seeg ee Cali khaliif u geysteen dad masaakiin oo ree miyi aha,wasiirka oo arintaa ka hadlaya waxa uu yidhi sidan.

Gabileynews Network