DAAWO: Wasiirka Gaashaandhiga oo Beeniyay in Beeshiisu Shir Somaliland diid ah ku qabanayso Magaalada Badhan .

Wasiirka Gaashaandhiga Somaliland Mudane Axmed Xaaji Cali Cadami ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay warar sheegaya in beesha bariga Sanaag shir somaliland lagaga soo horjeedo ku qabanays magaalada Badhan.

Halkan ka Daawo.

Gabileynews Network