Daawo-Wasiirka Wasaarada Madaxtooyada Somaliland Oo Ka Qayb-galay Munaasibada Maalinta Afka Hooyo.

Hargeisa(GNN):-Wasiirka Wasaarada Madaxtooyada Jamhuuriyada Somaliland Mudane Maxamuud Xaashi Cabdi Ayaa ka Qayb-galay munaasibada xuska maalinta afka hooyo halkaas oo uu kasoo jeediyey khudbad dhaxal gal ah.

Hargeisa Somaliland
Gabiley News Network
Axmed Osman Almis