DAAWO Xildhibaan Cali Gabiley iyo Wasiir ku xigeenka Gudaha oo isku weeraray Gobolnimada Gabiley.

Gabiley(GNN) Cali Gabiley Oo Tilmaamay In Gobolka Gabiley uu Gunti Lagu Hayo Ka Wayn Yahay  Gobolada Kale ee Ruuska Ah ee Kici Kariwaayay  in La Raaciyo Gabiley ”Way Ka Wayntahay Gabiley wax guntiga lagu hayo ” ayuu yidhi xildhibaanku.

Dhinaca kale waxa hadalkaasi ka jawaabay wasiir ku xigeenka arimaha Gudaha oo xildhibaanka ku riixay ansixin la’aanta Gobolnimada Gabiley.”24 sano ayaad xildhibaan ahayd maalin kaliyana golaha kamaad dhex sheegin ” ayuu yidhi

Halkan ka Daawo.

 

Gabiley.Net

Office Gabiley