DAAWO:Khudbadii Uu Gudoomiye Cirro Ka Jeediyay Munaasibadii Xuska Maalintii Hub Ka Dhigista Ciidanka SNM

Hargeysa(GNN)-Gudoomiyaha xisbiga wadani Ahna gudoomiyaha golaha wakiilada Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro oo maanta ka qayb galay xuska maalitii hubka ka dhigista ciidankii SNM ayaa Khudbad Duco iyo mahadnaq ah kazoo jeediyay munaasibadaasi.

 

 

Log11