DHAGAYSO:Maamulaha Shirkadda Daallo Airline Oo Bixiyey Xog-dheeraad Ah, Wareysi VOA-du La Yeelatay.

Shirkaddu waxay xaqiijisay in ninka la tuhnsan yahay inuu watay kombiyuutarka qaraxu ku rakibnaa uu horey u goostay tikidh ay leedahay shrikadda diyaaradaha ee Turkiga, uuna ku talogalku ahaa inuu diyaaradaasi raaco ka hor intii aan duulimaadkaasi baaqan.

Haaruun Macruuf ayaa khadka telefoonka ee imaaraadka Carabta kula xidhiidhay Madaxa shirddaasi Maxamed Ibraahim Yaasiin-Colaad, waxana uu ugu horrayn weydiiyey macluumaad dheeri ah, haddii ay ka heleen dhinaca dawladda Soomaaliya oo ku saabsan baadhitaanka.

Log11