DIPLOMACY C/RAXMAAN SAYID FAARAX (JEESTO) OO HAMBALYO IYO BOGAADIN U DIREY MAAYAR M/AAMIIN CUMAR CABDI IYO MARWADIISA SAMIIRA IBRAAHIM SHEEKH CUMAR.

Gabiley(GNN)DIPLOMACY C/RAXMAAN SAYID FAARAX (JEESTO) OO HAMBALYO IYO BOGAADIN U DIREY MAAYAR M/AAMIIN CUMAR CABDI IYO MARWADIISA SAMIIRA IBRAAHIM SHEEKH CUMAR Qoraalkani oo uu soo Gadhsiiyay Shabakada Wararka Gabiley.net Waxa uu u Dhignaa Sidan

Waxaan Halkan Hambalyo Bogaadin Iyo Duco Aan Uga Dirayaa Maayarka Magaalada Gabiley Mudane M/Aamiin Cumar Cabdi Iyo Marwadiisa Marwo Samiira SH.Ibraahim SH.Cumar Cadaawe Oo Maanta Meherkoodu Ka DHacey Magaalada Tan Gabiley Gaar Ahaan Masaajidka Imaaraadka Ee Galbeedka Gabiley, Sidaa Awgeed Waxaan Leeyahay Noqda Lamaane Isu Wara Ubad KHayr Leh Kala Hela, Dadka, Diinta Iyo Dalkana Anfaca Oo Lagu Soo Hirto, Bar-baar Ashqaraara Ubax Akhlaaqda, Aabahood iyo Hooyadood Ka Raaca, Guniyo Gabagabadii Ku DHamaysta Nolosha Badhaadhe Iyo Farxad Baari Ah.
By:Diplomacy C/Raxmaan Sayid Faarax (Jeesto)