Gudida Doorashooyinka oo Shaaciyay Waqtiga Diiwaangalinta Laga Qabanayo Gobalada Gabiley,Hawd iyo Saaxil.

Berbera(GNN)- Gudida doorashooyinka Somaliland ayaa waxaa ay ku dhawaqeen wakhtiga ay diiwangalinta cod bixiyaashu ka bilaabmi doonto gobalada Saaxil, Hawd iyo gabilay oo isku mar bilaabmi doona.
Gabiley.Net

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Gudida ayaa waxaa ay sheegen in diwaangalintu ay saddexdaasi gobal ka  bilaabmi doonto 13.03.2016  isla markaana waxaa ay shacbiga gobaladaasi waxaa ay ugu baqeen in ay isdiwaangaliyaan iyagoo sidoo kalana kulmo la yeeshay madaxda iyo  cuqaasha  Gobalka Saaxil taas oo hawlaha diwaan galinta loogu diyaar goroobaayo