Wariye Cabdiqaadir Maxamed Ciid Bay Oo Saaka Ku Geeriyooday Magaalada Hargeysa

Waxaana marxunkan oo in muddo ah xanuun u u jiifa gurigiisa uu saaka ku aroortii hore ku geeriyooday magaalada hargeysa.Waxaana la filaya in marxuunka la aaso laguna tukaddo salaada duhur,Maamulka iyo shaqaalaha shabakada wararka ee Gabiley.Net waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan eheladii, qaraabadii, asxaabtii iyo waliba bahwaynta saxaafada somaliland ee uu  ka baxay marxuun saxafi Cabdiqaadi Maxamed CIid(Bay), iyaga oo sidoo kalena alla ugaga baryaya inuu su’aalaha u fududeeyo qabrigana u waasiciyo naxariistiisa janno ka waraabiyo.

Aaaaamiin Aaaaammiin Aaaaamiin