Wasiirka Arimaha Dibada Somaliland Oo Ka Soo Laabtay Itoobiya Kana Warbixiyay Ujeedka Safarkiisa

Hargeysa(GNN)-Wasiirka Arimaha dibada Somaliland Dr Sacad Cali Shire ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay, waxaana uu wasiirku ka warbixiyay safar shaqo oo uu ugu maqnaa dalka Itobia gaar ahaana caasimada Addis-Ababa.

 

 

 

 

Log11